Transcript · Woodbury City Meetings
Woodbury City MeetingsTranscriptFriday, November 21, 2025
Not yet analyzed
Analyze this document to extract topics and generate news stories.
Transcript Text
[0:00] Ma ka fakaraysaa inaad ka
iibsato gurigaagii koobaad
Woodbury?
[0:04] Waxaa jira barnaamij kaa
caawin kara suuragelinta taas.
[0:09] Barnaamijka Daynta Mulkiileyaash
Guryaha ee Markoodii Koobaad
ah ee Woodbury,
[0:14] oo kaashanaaya Wakaalada
Hormarinta Bulshada ee
Degmada Washington,
[0:19] ayaa bixinaaya caawimaad
dhaqaale si loogu daboolo
lacagta la yaryareeyo iyo
qarashaadka soo afjaridda —
[0:26] oo ah culayska ugu wayn ee
haysta guryo iibsadeyaal badan.
[0:31] Guryo iibsadeyaasha marka
koobaad ee u qalma ayaa
daynsan kara ilaa 3.5%
qiimaha iibka,
[0:39] oo leh qoondada qiimaha
guriga ee cadadka ka muuqda
shaashada.
[0:44] Kuwaani waa qiimaha cayiman,
daymanka dulsaatoodu hoosayso,
oo leh lacag bixinnada dulsaarta
bilaha ah —
[0:53] ama mararka qaarkood, ma
jiraan wax lacag bixinno
ah gebi ahaanba.
[0:58] Heerka dulsaarta caadiga
ah waa 3%,
[1:01] laakiin iibsadeyaasha hawlgabka
ciidanka iyo waayeelka ayaa
u alma 2.75%.
[1:10] Guryo iibsadeyaasha jiilka kooba
ayaa bixinaaya 0%
[1:15] oo dulsaar ah mana bixinayaan
wax lacago bille ah.
[1:20] Tani maaha deeq — daynta
waa qasab in dib loo dhiibo si
buuxda kadib 30 sano
[1:26] ama haddii aad guriga iibiso,
aad dib u celiso lacagta,
ama guurto.
[1:32] Si aad ugu qalanto,
waa inaad:
[1:34] Tahay iibsadaha guriga
markiisii koobaad
[1:37] Waa in aad leedahay qiimaha
cayiman ee daynta koobaad
ee guriga
[1:42] Dakhliga qoyska ee sanadkii
oo ka yar cadadka ka muuqda
shaashada
[1:47] Waa in aad ku darsataa ugu
yaraan $1,000 iibka
[1:52] Waa in aad ku ilaalisaa
dheelitirkaaga daynta iyo
dakhliga heer ka hooseeya 50%
[1:59] Waa in aad dhiibtaa
dhammaan daynta
[2:02] Waana in aad buuxisaa koorsada
waxbarashada guri iibsadaha
ee ay ansixisay HUD
[2:11] Gurigu waa inuu ku yaalaa
Woodbury, uuna ka hooseeyaa
qiimaha ka muuqda shaashada,
[2:18] uuna yahay guriga hal qoys,
guri filo ah, guri kor iyo hoos
ah, ama condo.
[2:27] Guryaha kirada ah ama
guryaha ku yaala meelaha
daadku maro ayaan u qalmin.
[2:32] Ku biloow inaad la shaqeyso
kireystahaaga koobaad si
aad ugu gudbiso oonlaynka
hore barta
[2:39] WashingtonCountyCDA.org.
[2:43] Waa inaad codsataa ugu yaraan
35 maalmood kahor xiritaanka —
[2:48] oo xasuusnoow, lacagaha waxaa
lagu helayaa sida loo soo kala
hormaro.
[2:54] Si aad xog dheeraad ah
u hesho, booqo
washingtoncountycda.org
[3:01] ama wac 651-458-0936.
[3:07] Barnaamijka Daynta Mulkiilaha
Guriga ee Markiisii Koobaad
ee Woodbury —
[3:12] fududeynta riyadaada
mulkiyidda guri.